Skip to content

Jangeli Art

…more than Art

Gabaygii Yam-Yam ka tiriyey Shirkii Dagaal-oogayaasha Soomaalida loogu qabtay Addis-Ababa 1993

50 GURADII  XORRIYADDA SOOMAALIYA MIRIHII RUQIYA XAJI MAXAMED OO FANAANI BADAN QADAYAAN OO UU ISKU SOO DUBARIDAY ABDI SHIRE JAMAC CAYAARJECL.

Democracy Now:  Johan Galtung on the War in Afghanistan and How to Get Out. His latest book is The Fall of the US Empire – And Then What?: Successors, Regionalization or Globalization? US Fascism or US Blossoming?

GRADUATION OF OLD MAN

Nin 99 sano jira oo Ghana u dhashay oo hadda Jamicadda ka qalanjibinaya

Jooqle iyo Saaxibadi oo Hees wadana ah tirinaya taas oo ka shekeyneysa damiir xumida madax isku sheega Soomaalida

Wareysi BBC ku saabsan Jangeli oo laga wareysanya waxa ku dhiliyey in uu sawairgacmeedyo sameeyo iyo ariinta qaran Soomaaliya wiiqasay dabargondoontana dowladnimo Soomaaliyeed haddan la isdabaqan.

HEES WADDANI AH: Waa hees cusub oo xambaarsan fariin weeyn, waxaana inoogu luuqeynaya faanaaninta kala ah hussein shire iyo shamso

Gabaygaan waa gabayga qofkasta oo Soomaaliyahu ku hadal qabsado marka ay ika fogeynayaan qabyaaladda iyo qabiilka waxtar xumidiisa, haddana daqiiqado kaadib ayagoo leh reerkayaga ayaa jagadaani ku habbontahy ama carradaan ka talinaaya ayaad maqleyssaa. Qofkastoow fadlan dhegeyso ama aqriso qabaygaan Timacadde oo dhuux macanaha uu xambaarsanyahay.

Somali Vs Britain: The Parching Winds of Somalia “A

Must see for every Somali”

DHULGARIIR: Tixdan cusub oo uu abwaanku shalay (02/05/2007) ku soo bandhigay gole la isugu yimid oo Hargeysa ah, wuxuu si ba’an ugaga hadlayaa haybsooca iyo aayoxumada ku jirta. Sidaas si la mid ah wuxuu ku dhaliilayaa guud ahaan dhaqan xumada bulshada haysata. Hadraawi wuxuu yidhi: “Aniga waxa ii hal-hays ah ‘Anigu gob ku noqon maayo qof kale gunnimadii’”. Riix kelmadda dhulgariir ee bluega ah